Mar hadaad dhammeyso dhammaan Shanta cutub, waa wakhti aad adi caddayn lahayeed wixii aad soo baratay. Qiimeynta ugu dambaeeysa waxay ka koobantahay shan iyo toban suaalood,  waxayna u baahantahay in lakeeno darajo gaarayso boqol kiiba lixdan(60%) si aad u hesho shahaadada dhameynta. Nasiib wacan!


Nasiib darro, safar ganacsi kasta wuxuu leeyahay xoogaa khatar ah. Ganacsade ahaan, waxaad wajihi doontaa dhibaatooyin iyo caqabadooyin joogto ah. Markaa, tilmaantu waa in la barto sida looga hortagi lahaa intaysan dhicin ka hor loona macbiili lahaa si guul leh markay wax geystaan.Cutubkaan kabacdi, waxaan ku eegi doonaa khataraha ganacsiga ee kala duwan oo aad wajihi karto, waxaanan sahamineynaa xeeladaha yarayeenta halisaha ee aad ku hirgelin lahayd si loo yareeyo saamaynta halisaha  ganacsigaaga.



Ganacsade ahaan, hadafkaaga ugu weyn waa inuu noqdaa inaad gaarsiiso wax qiimo leh macamiishaada. Tani waa wax cutubkani uu kaa caawin doono inaad sameyso. Cutubkani waxaan ku eegi doonaa sidii aad ula imaan lahayd fikradaha ganacsi ee soo jiidan kara macamiishaada, waxaanan baran doonaa talaabooyinka aad qaadi karto si aad u hubsato in macamiisha aad bartilmaamasatid ay yihiin kuwa kuhaboon fikradaada ganacsi.

Cutubkani waxay ku bari doontaa labada  fikradadood ee ugu waaweyn ee dhanka xisaabaadka ganacsiga-abuurka: BayaankaQoraalka Faa' iidada iyo Khasaaraha (F&Kh), iyo Xisaabaadka Lla-qabanayoqaadi karo  iyo kuwa Lla-bixinayo bixin karo. Fahamka Markii aad labadaas fahamtid iyo sida loo isticmaalo, waxaad sare ugu qaadi doontaa kartidaada aad kulasocoto xaaladda maaliyadeeddhaqaale ee shirkaddaada iyo sidaas darteed kartidaada aad ugu qorshayntasato mustaqbalka.

Cutubkani waxay eegaysaa khayraad ganacsiga, oo sidoo kale loo yaqaanno “arrimaha wax soosaarka". Si fudud si aad u noqotid ganacsade guuleysta, waa inaad sida ugu waxtarka badan u isticmaashaa saddex khayraadilo: dhulka, raasamaalka iyo shaqaalahada. Waxaan si faahfaahsan u eegi doonnaa mid kasta oo ka mid ah waxaanan ku siin doonnaa talooyin ku saabsan sida ugu habboon ee loo maareeyo, iyo sidoo kale sida looga fogaado hagdaamooyinka qaar.



Cutubkani, waxaan ku eegi doonnaa sababaha aad ugu baahantahay inaad noqoto ganacsade, iyo faa' iidoonyinka ee ganacsigu abuurka  kuu keeni karo. Sidoo kale waxaan sahamin doonaa astaamaha muhiimka ah ee ka dhigi doono ganacsigaagda in uu noqodo mid guuleysta, waxaan eegi doonaa qaabab aad kuhubsan karto horumarka haowlaha ganacsigaagda.