Mar hadaad dhammeyso dhammaan
Shanta cutub, waa wakhti aad adi caddayn lahayeed
wixii aad soo baratay. Qiimeynta ugu dambaeeysa
waxay ka koobantahay shan iyo toban suaalood,
waxayna u baahantahay in lakeeno darajo gaarayso boqol kiiba lixdan(60%)
si aad u hesho shahaadada dhameynta. Nasiib wacan!
- Tutor: Gulled Hassan
- Tutor: Mukhtar Mahamed
Nasiib darro,
safar ganacsi kasta wuxuu leeyahay xoogaa khatar ah. Ganacsade
ahaan, waxaad wajihi doontaa dhibaatooyin iyo caqabadooyin joogto ah. Markaa,
tilmaantu waa in la barto sida looga
hortagi lahaa intaysan dhicin ka hor
loona macbiili lahaa si guul leh markay wax geystaan.Cutubkaan kabacdi, waxaan
ku eegi doonaa khataraha ganacsiga ee kala duwan oo aad wajihi karto, waxaanan
sahamineynaa xeeladaha yarayeenta
halisaha ee aad ku hirgelin lahayd
si loo yareeyo saamaynta halisaha
ganacsigaaga.
- Tutor: Gulled Hassan
- Tutor: Mukhtar Mahamed
- Tutor: Gulled Hassan
- Tutor: Mukhtar Mahamed
Cutubkani waxay ku bari doontaa labada fikradadood ee ugu waaweyn ee dhanka xisaabaadka ganacsiga-abuurka: BayaankaQoraalka Faa' iidada iyo Khasaaraha (F&Kh), iyo Xisaabaadka Lla-qabanayoqaadi karo iyo kuwa Lla-bixinayo bixin karo. Fahamka Markii aad labadaas fahamtid iyo sida loo isticmaalo, waxaad sare ugu qaadi doontaa kartidaada aad kulasocoto xaaladda maaliyadeeddhaqaale ee shirkaddaada iyo sidaas darteed kartidaada aad ugu qorshayntasato mustaqbalka.
- Tutor: Gulled Hassan
- Tutor: Mukhtar Mahamed
Cutubkani waxay eegaysaa khayraad ganacsiga, oo sidoo kale loo yaqaanno “arrimaha wax soosaarka". Si fudud si aad u noqotid ganacsade guuleysta, waa inaad sida ugu waxtarka badan u isticmaashaa saddex khayraadilo: dhulka, raasamaalka iyo shaqaalahada. Waxaan si faahfaahsan u eegi doonnaa mid kasta oo ka mid ah waxaanan ku siin doonnaa talooyin ku saabsan sida ugu habboon ee loo maareeyo, iyo sidoo kale sida looga fogaado hagdaamooyinka qaar.
Cutubkani, waxaan ku eegi doonnaa sababaha aad ugu
baahantahay inaad noqoto ganacsade, iyo faa' iidoonyinka ee ganacsigu abuurka kuu keeni karo. Sidoo
kale waxaan sahamin doonaa astaamaha muhiimka ah ee ka dhigi doono ganacsigaagda
in uu noqodo mid guuleysta, waxaan eegi doonaa qaabab aad
kuhubsan karto horumarka haowlaha
ganacsigaagda.
- Tutor: Gulled Hassan
- Tutor: Mukhtar Mahamed